Dooro Xidhmada Kugu Haboon

Hel sheekooyin aan xad lahayn

Qalin

Hadii aad dooratid xidhmadan, waxaad bil walba bixinaysaa lacag dhan $5.99 , si aad xubin uga siii ahaato mareegteena. Cancel anytime.

$5.99/bille

Dhayman

Hadii aad dooratid xidhmadan, waxaad helaysaa qiimo dhimis gaaraysa 20%, taasoo ka dhigan inaad kaydsatay lacag dhan $3.6. Cancel anytime.

$14.37/3-dii biloodba mar

Dahab

Hadii aad dooratid xidhmadan, waxaad helaysaa qiimo dhimis gaaraysa 40%, taasoo ka dhigan inaad kaydsatay lacag dhan $28.76. Cancel anytime.

$43.12/sanadle

Su'aalaha Soo Noq-noqda?

Kaliya muddada xubinta laga sii ahaanayo.

Haa dabcan, sidaa si la mid ahna ciddii aan dalkii joogin.

Hadii aad dalkii meel ka baxsan joogtid iyo hadii aad dalkii joogtidba, isla mar ahaantaana aad haysatid ama aad heli kartid noocyada kala duwan ee kaararka lacag bixinta, sida “Mastercard”, “Visa”, iwm, waxaad si fudud is kaga diiwaan galin gartaa mareegteena, waliba hab toos ah, adigoonan u baahanin in ay cid kale ku diiwaan galiso.

 

Se hadii aanad haysan ama aanad heli karin kaararka lacag bixinta, waxaa markaa iyada ah imanaysa inaad la soo xidhiidho kooxdeena caawimaadka ah, iyagoo markaa iyagu ku diiwaan galin doona.